Harowo.com, waxay idiin soo gudbinaysaa sawirada wiigan ee magaalada Boorama, kuwaas oo ay ka mid yihiin D/hoose oo wada samaynta Jidadka mara badhtamaha Magaalada Boorama.
Duqa boorama oo ay daku weydiinayaan goorta uu bilaabayo samaynta laamiga.
Sariflaha ALNAJAX ee Magaalada Boorama oo Lacagta Birta iyo Dolarka lagu kale bedelanyo Kaydka Lacagta Sariflaha
Hashim Goth
Email: hashimgoth@hotmail.com
No comments:
Post a Comment