Thursday, January 3, 2008

Hawlgalada Al-Qaacida ee Boosaaso iyo Kandahar Waa Isku Mid

January 3, 2008

Waxaan wada ognahay in ummada Somaliyeed tahay Muslim Suni ah ilaa ay waqtigii diinta Islaamku Ilaah soo dejiyay una soo soo dhiibay rasuulkeenii suubaana ee Mohamed (CSW).Inagoo oo waliba og sida taaariikhda Islaamka sheegayso in aan ka mid ahayn ARDUL-HABASH,oo Hijradii kowaad iyo tii labaadba ka soo degeen magaalada Saylac.Madiina intii aan Islaamku gaadhina uu soo gaadhay Somalia.

Waxan ognahay diinta islaamka sidan u haysano halka aan ka taaganay Somali ahaan, Waxan kale oon ognahay culimadii Islaamka ee diinta ina bartay ee ka timi Gacanka Carbeed intay fara-le’ekaayeen, kuwaas oon ka xusi Shiekh Yusuf –Kawniin iyo Shiekh Awaeys Qaadari.

Waxan u soo araranayaa raga diinta Islaamka khal khalka ka gelyay ee Somali ku keenay dhibta diineed iyo siyaasadeedba ,ee uu hogaanka u yahay Cabdilaahi Yuusuf iyo tolkii inaan bayaamiyo,aduunkana u sheegno inay yihiin meesha keliya ee ay joogaan Alqaacida iyo xulafadoodudu (Itixaad iyo Shabaab).

Reer Boosaaso waa kuwii Soomali u keenay wixii la oran jiray WAXDATU-SHABAAB ISLAM oo ay ka soo qaadeen Masar, waanan wada ognahay siday u isticmaaleen soomali ugu manipulate gareeyen Somali Waxdad ahaan.iyagoo ujeedooyin ka lahaa gaar ah oo ay ugu horayso inay SSDF ku xoojiyaan.

Hadaan nahay dadka reer Somaliland waan ognahay cidii inoo keentay Itixad Islam dalkeena sanadkii 1991 oo laga Bilaabo BEER (Togdheer) ilaa CAMMUUD (Awdal) ka sameeyay Islamic military group and training Camps, oo manta aan wada garanayno cidii ka dambaysay inay ahaayeen Reer Boosaaso iyo Garoowe.Ka dib markii aan ogaanayna dawlada iyo odayaal iridaha loo laabay dhamaan xeryihii military ee ay ka samysteen ayna isigu tageen Bosaaso markii aan dhulkeena ka saaray.hawl galadoodii argagixisana ilaah halkaa inaga badbaadiyay in kastoo falal dil ah ay dhaw jeer ka fuliyeen dalkeena.

Hadaba, waxaan la yaabay Saxaafada reer Somaliland ma mid iyaduun isu maqan baa miyaanay arkayn falalka argagixiso ee laga wado Boosaaso ee ay ka mid yihiin:

1- Human trafficking and smuggling ee kumaankum dad ahi ku lideen badda cas iyakoo dhamaan ka baxay Puntland maxaa adduun u arki la’ayahay ee wax looga qaban la’ayahay.

2- Lacaga faalsada ah ee nooc waliba leh ee adduunka loo qaybiyo Boosaaso.

3- Hubka aan xadka lahayn ee ka soo dega Boosaaso ee loo kala iib geeyo Bariga iyo badhtamaha Africa oo dhan, ee Afriki isu xasuuqday.

4- Drug trafficinking loo gudbiyo United Arab Emirates and kingdom Saudi Arabia.

5- Afduudka Ajaanibka sida suxufigii Faransiiska ahaa iyo shaqaalihii MSF Spain ee wali la haysto.

6- Afduubyada Maraakiibta iyo budhcad badeed aan xadka lahayn ee looga caagay badahii Somalia.

7- Iyo Xarumaha qarsoon ee argagixisada sida Baargaal iyo Xaafuun.

Walaal waxaan idiin sheegayaa waad ogaydeen kiiskii Samsam halka ay gaadhsiyeen,ka warama maanta haddii ay todobaa shay ee ku shaqaystaan Reer puntland mid uun ay ku arki lahayeen Somaliland, waxaan hubaa sida Dacowga ayay ina daba qaylyi lahayeen.

Waxaan leeyahay Saxaafada Somaliland please idinku ha u qaybsanaanina muxaafid iyo mucaaride, horta arka cadowgiina, oo u shaaciya adduunka khatarta Puntland ay adduunka ku hayso iyo iney tahay Kandahartii Somalia, tahayna marinka Alqaaciido Boosaaso. Ummadeena wacyi galiya khatarta inala deriska ah ee aan cidna u aabo yeeleen ee Majeerteeniya.

Wabilaahi Tawfiiq
A/jibaar Farah

No comments: