Monday, December 10, 2007

BURCO:TOGOYOVO OO TABABAR U FURTAY URURADA WADANIGA AH.. |














Shan iyo labaatan xubnood oo ka socda ururada wadaniga ee ka jira burco ayaa maanta tababar ku saabsan kor u qaadida qaabka hogaaminta ururada uga furmay Burco.

siindoono,waxaana qiimayntaasi dhaci doonta horaanta sanadka cusub.

Masuuliyiinta Gobolka iyo xubno Golaha degaanka ayaa iyaguna ka qaybgaly furitaankii munaasibada tababarkan kuwaasoo soo dhoweeyay kuna tilmaamay mid muhiimad weyn u leh ururada wadaniga ah,loogana baahan yahay inay si wanaagsan uga faaiidaystaan,waxayn u mahadceliyeen Ururka togoyovo ee soo qabanqaabinyay tababarkan..

Tababarkan ayaa ah kii labaad ee noociisa ah ee loo qabto ururada wadaniga ee gobolka togdheer kaasoo ujeedadiisu salka ku hayo sidii kor loogu qaadi lahaa hogaaminta maamul ee ururada wadaniga ah si ay u noqdaan kuwo bulshadooda waxbadan u qabta.

No comments: