Saturday, December 15, 2007

Hablo Bartay Farsamada Korontada oo Ka Qalinjabiyey Baabunaas Electricity

















January 10, 2007

Hablo Bartay Farsamada Korontada oo Ka Qalinjabiyey Baabunaas Electicity Hablaha Qalinjabiyey oo soo Bandhigay Shahaadadaha dhamaystirka Waxbarashadooda

Hashim Goth, Harowo = Boorama. 09 Jan. Gabdho gaadhaya 4 ayaa ka qalin jabiyay barashada korantada, gabdhahaas oo wax ka baranayay Xarunta Korantada ee Babunas ayaa baranayay mudo lix bilood ah, barashada xirfadan oo ay doorteen gabdhuhu sida ay ii sheegeen, waxa maal geliyay hayada CARE INTER.

Gandhahan waa gabdhihii ugu horeeyay ee barta qaybta korantada guud ahaan Somaliland, waxaana shahaadooyinka gudoonsiiyay hayada CARE, bishii Disambar ee sanadkii dhamaaday bilawgeedii.

Wariye: Hashim Goth, hashimgoth@hotmail.com
Related Entries

No comments: