Thursday, December 13, 2007

RIYOOYINKA CAWIL IMISAY QAADAN IN MUGDI LAYNAGU HOGGAAMIYO

WAXAYNU ISLA GARANAY IN XILKII JSL CIDDA HAYSA CAWIL TAHAY, HADABA MAOGTAHAY IN KII MADAXWEYNE XIGEENKA OO AAN XILSAASA AHAYN BA QORSHAHA SIYAASADANA SLAND QUUS AHAA INUU BOODHKA KATUNTAY MUJAAHID TALAABO.. IN MUSSE BIIXI & MAXMED KAAHIN LODIDEY INAYBOOQDAAN MUJAAHIDIINTA MADHEERA KU XIDHAN, HALKAXUKUUMADEENU TAAGEERADDA UFIDISO UNA OGOLAATAY IN ARGAGIXISADDA LAGU BOOQDO BERBERA SAACADKASTA.. WUXUU RAGKU DHOWDHOW KU YIDHI WAAR ILLAA AAN RAGAAN OGAHAY SUUQA XABADLAGULA DHACO SAMRI MAAYO? BAL HALAWAYDIIYO RAGUU XABADDA LARABO WUXUU SHEEGAYEY DHEGAWEYNE... MANAGARANAYO WUXUU YEELAY..
Marka Ummada Somaliland Waxan Sifiican ugu bogaadinayaa Samirka & Dusha Ay Umuujiyeen tay Nidaamkii Siyaad Barre Kadiideen, Tay Cabdiraxman & Hassan Ciise Kaadiideen, Tay Maxmed Ibrahim Cigaal Iyo abdiraxman Aw Cali Kadiideen, Inataba Cidba waxtabanaysey waxay isu rogtey Xabad.. Maanbta Haaddii ay Cawil aanay xil udhiiban Kayeeleen odhan maayo Axmed Yusuf Oo Isagu wuxuu kujiraa Siyaasadda iyo Dalkaba Halka Xisaabta Isku dhufashada 1Kagajirro waayo waa Asal madoorshe maalituu Berbera ama Maydh usafrayo Dhowr gaadhi oo illaasha iskaga fillan.
Siloo Xakameeyo Sicirbaraka:-
Dahabshiil iyo Oomaar, Gacmadheere, Mustafe Indhadeero,ilma Faarax xarbi iyo baxsane iyo Mawel daryeelna allaylehe Dawladay sicirbarar ku abuureene xidh,
Madaxweyne Siilaanyo Xidh, oo Saleebaan Gaalxidh, Goluhuu Kaarabshayaaye ama u codee oo Xaabsade Ku bedel Sanaaduuqda Sool Ee Doorashada Haynoosoo buuxiyo e, Oo Dhegaweyne Xidh, oo Ina Suldaan Cali Xidh, Oo Faysal Cali Iskadaa Wa jirjroole wuu isga kaa nacamlayndoonaaye Bidhaan Xidh, Oo Ina Kaahin Xidh, Waayo waxaad noqonaysaa nin Ragkategey oo geesi ah oo xiniinyo cadde ah, Maanta Soomaliland Haadaadan ka aarsan weligaa Aarsan maysid waaragii Saaxiibadaa Diley...
Intaad Joogtay waxaad Qabatay ee horumara:-
1- Lacagta Qaahira Guryo lagaga dhisanayo.. Waxna Doollar lagaaga dhigo Oo Marbasharci aan Magcaaga ahayn laraadiyo oo lagu kuqorro inaad sidaa Madaxweyne noogu ahaato oo aad Gafane Shillin Hulumbe & Dillaal adhiga kunoqoto ayaanu Raali kanahay,,,
2-Ina Cawil Macdarro Toyota LandCruiser Ka Lagu iibiyo iyo Guryo kaga dhisto Nayroobi ayaanu raali kanahay,
3-In Axmed Daa uud Holland Gurri 2 Doolar ah Milyana Ka iibsado Agaasimaha Guud EE W.Maaliyadda ayaanu Raali kanahay..
4-Afadaadu Inaad badda Kalluunka kujira Xaalufiso oo Shirkaddo Sumeeya barriga Berbera tidhaa shidaalbay baadhayaan Baanu Raalikanahay, Baarlamaanku Dooranay Inuu Sharciga soo saaraan Guuritiddii aad adigu Sharcidarada ku keentay Laalaan baanu ogolahay.
5- In Dhulka danta guud Ee Dawladaha Hoose & Cashuurta
Adiga & Saaxiibadaa Qaataan Baanu Ogolahay.
Inaad Distuurka Baabi'iso ayaanu Ogolahay
Iskawada Sidaas Baanu Kuugu hambalyaynaynaa.
Maansoorna Lawareeg Welliba Kudarso oo
Argagixisada Caalamiga ah Detension Center Laguuugu hayo UK 42 Days.
marka hublaga helo welibana aakhiro u daa,
Intaad Gaboose, Maxamed Xaashi, iyo Jaamal Oo yidhi waxanu rabnaa Xusbi sharcigana ogol Dalkana dimuqraadi inuu jiro waad ka diidayoo waliba ciqaab,xadhig iwm u dheer.
DASTUURKA MALAA CAWIL UUNBAA KUU AKHRIYI YAQAANE....DADKUNA IYAGAA AKHRISTA. .

Inaad Argagixisaddii Dhoqoshey iyo hargeysa Lagu qabtey ee dadka laayey Dilka lagu Xukumay Saacadkasta lasoo booqdo... shirqoolkaana aad lug kulahayd adigu madaxweyne ahaan adigoo adeegsanaya xirfadaada basaasnimo iyo Fikirka Saaxiibkaa... In loo diido Madaxda qaran inaysoo booqdaan mujaahidiintii iyo Dadkii ehlulsharafka ahaa eedalkan naftooda u xalaaleyey inay heeryaddii siyaadBarre ee aad kamidka ahyd ay katuuraan... Ma ogtahay maantana inaanay ku qadanayney mirridho inay addiga kaa tukhuntukheweyaan.... Madaxweyne Waxa kuu daaran cajeled muudha oo Sidii cabdilahi Yusuf sheegay ay kuu geliyeen qolyaha kugu shaqaystaa...... imisay kuqaadan doontaa inaad cajledaas dalka lagu hugaamiyo.


QARAN HASII DEYN EE XABSIGA KU HAY INTA AAD KA AAR GOOSANAYSO, RAG BADANA KUDARSO WAXAA KUU SHEEGI DOONA MADAXWAYNAHA IYO SAAXIIBADAAYE.

No comments: